NY-news, waxaa maalmahan danbe soo baxaaya in ay ka socdo qaramada midoobey hadal heynta ethiopia o ah cunaqabateytii la saaray somalia ee xaga hubka in ay ethiopia jabisey , taas oo marag ka ah ;-
1;- taageerada hub ee dowlada ku meel gaadhka .
2;- taageerada hub ee ehulu sunna wal jamaaca .
3;- dhex jooga ama ku sugnaashagudaha soomaaliya .
Aan soo qaadano qodobka ugu horeeya ,ethiopia waxay tageero hub siisaa dowlada tabarta daran ee sheekh shariif , taas oo aan hanan karin hubka la siiyo , lagana heli karo suuqyaha hubka lagu gado ee muqdisho , kana faa"iideystaan kooxaha ka soo horjeeda dowlada sheekh s hariif iyo shacabkaba dabadeed ay sii huriso dagaalka shacabiga ah ee kooxaha ka soo horjeeda dowlada ay noqotey hubey casri ah oo iyo kaalmo sahlan oodagaalka sii hurineysa.
Ka labaad oo ah ku la mid ah kana daran kan dowlada sheekh shariif sababtoo ah waa koox aan ahey dowladii dooneysana in ay hesho ismaamul gobaleed goonia an ama ay qabsato dalka soomaliya caqabdna ku noqon doonta daowlada ku meel gaadhka haddii aanay hor joogsanin hubka hada la ssiinayo oo ay si toos ah u hubeyneyso itoobiya .
Ka sadexaad oo ah ethiopia oo si toos ah iyo si dadbanba ooga hoowl gasha soomaaliya fadhiismana ka sameysata soomalaiaya iyada oo aan qaraar caalimi ama mid gobol ba aan heysanin oo u ogalanaya in ay ku gasho soomaaliya , taas oo ah in ay abuurto kooxo ay u hubeyso ka dibna ay ku burburiso dowlad soomaliyeed oo hana qaada.
Hadaba dhamaan caqabadahaas oo dhan ayaa ah kuwo u keenin kara ethiopia in cuna qabatey lagu saarao .
Reviewed by
OPSF
Nairobi
No comments:
Post a Comment