waxaa iska cadeeyd in ismaamulka puntland uu xiliyadii shantii sano ee u danbeeysey ay miisaaniyada dowlad ku sheegu ku saleyseneyd in ay ka hesho budhcad badeed loo qalabeeye in ay dakhli ka soo galiso madax furasho lagu sameeyo maraakiibta marta badweynta hindiya iyo badacasba , halkaas oo aha marinada aduunka isaga kala goosho .
Hadaba xiliyadii la ogaadey in state ka puntland ay noqotey meel laga abaabulo lagana maamulo budhcadaas ayaa caalmku waxa uu xooga saarey in la dhigo ciidamo ilaaliya bada marin biyoodka soomaaliyeed , halkaas oo dakhligii ismaamulka kilika faroole uu iska soo xidhey .
Kadib markii ay dhinaca baddu ay noqotey meel lagu fahmey ayuu bilaabey in uu ka dhigo putland meel seeylad ah oo soomaali lagu gado ama beeciyo badana laga tahriibiyo dadka maxasta ah ee colaadaha eheliga iyo kuwa gumeystaha ka soo qaxay , waxaa nasiib daro noqotey in ay isa soo xidho ilihii dakhliga ee u sameysnaa in budcad badeed iyo tahriibayaal lagu magacaabi jirey .
Tahariibiyaashii oo YAMAN la dagaalantay iyo budhcadbadeedii oo cidamo NATO ka socda ay bada u dageen ayaa waxa iyana fashilmay dadkii soomaaliyeed ee ethiopianka laga gadan jirey.
Wajiyada cusub waxaa ugu haboonaadey in cirka budhcad loo diro sidaaad sawirka iyo aaraadiisa faroole ka muuqata ayaa ah waji uu dakhli ku raadinayo sheegeyna in cirku uu yahay hanaanka ugu wanaagsan ee dhaqaalo lagu dhalin karo .
Akhristoow soow saas ma aha
Edited bye (OPSF)
No comments:
Post a Comment