Waxaan Talo ku bixineynaa 03 January 2010 ahna maalin Axad ah, in astaanta wadanka Ogadeenya uu noqdo Calankan oo aan u argno in uu noqon karo midhihii halganka ay hormuudka ka tahay Ogaden National Liberation Front(ONLF)
calanka oo ka kooban Sadex midab iyo xidig cas oo badhtanka kaga taala ;-calankani waxa uu ka turjumayaa, 1;- Cagaar waa rajada iyo barwaaqada dhulkeena .
2;- Cadiin waa Nabada iyo cadaadalada .
3;- Guduud Waa Halganka .
4;- Xidigta Cas Waa halganka ONLF.
Howshan Waxaan Ka codsaneynaa Madaxda iyo Hogaanada kala duwan ee horseedka halganka u ah iyo Waliba Jahliyadaha Muwaadiniinta reer Ogaadeenya in ay bal fiiriyaan hindisahan Calanka cusub ee wadanka ogadeenya .
Xisbi ahaana astaata calanka ee ONLF ay noqoto sidan ;-
Tana waa talo bixin ee bal sida ay u muuqato halaga soo talo bixiyo in sha alaah .
Ogaden people solidarity Forum
(OPSF)
No comments:
Post a Comment